Abubashir Hospital wuxuu marwalba u diyaarsan bixinta adeegyo caafimaad oo tayadooda la hubiyay ayna ka howlgalayaan quburo ku xeeldheer dhanka cafimaad iyo daryeelka bukaanka.
Waxaa diyaar kugu ah adeega gargaarka degdega ah oo ay heegan ugu jiraan dhaqatiir howlkar ah.
Adeegyada Qaliimada Guud iyo Leysarka waxaa u taagan marwalbo Dhaqaatiir ku taqasusay Qibradna u leh muddo ka badan 30 Sano.
Specialized care delivered by expert teams
Abubashir Hospital Waxaa ka howlgala Dhaqaatiirta Qaliimada Guud, Daaweynta Caruurta, Dhaqtarka Haweenka iyo Cudurada Guud. Qeybta Dhalmada iyo Gargaaarka Degdega ah.
ABUBASHIR HOSPITAL